Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Muungaab oo xariga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay degmada C/casiis “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
Gudoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab  ayaa dowladda iyo shacabka  aynu walaalaha nahay ee Jamhuuiryadda Jabuuti ugu tacsiyeeyay geerida guddoomiyihii Baarlamaanka dalka Jabuuti Allaha u naxriistee Idiris Arnoud Cali oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaala dalka Kenya.
“Anigoo ku hadlaya Magaca  2.5 milyan ee Ku nool Caasimadda Soomaliya, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle geerida guddoomiyihii Baarlamaanka dalka Jabuuti waxaana ilaah ugu baryayaa in uu Janadii Fardowsa geeyo ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan uu ka siiyo” ayuu yiri Mudane Gudoomiye Muungaab.
 
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa  sidoo kale sheegay in Allaha u naxriistee Idiris Arnoud Cali uu ahaa saaxiib weyn oo Soomaali ay weyday, isagoo intaa ku daray in uu ahaa Allaha u naxriistee Guddoomiye Idiris ruux had iyo jeer u taagan danaha bulshada Soomaaliyeed islamarkaana jeclaa garab istaagooda.

—

Previous Post

Degmada Xamar jajab oo Kaalinta koobaad ka gashay dhanka Nadaafada “Sawirro”

Next Post

DHAGAYSO: Madaxweynaha oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Guriceel ka socda

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika{SAWIRRO}

DHAGAYSO: Madaxweynaha oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Guriceel ka socda

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In