Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo Kormeeray Mashaariicyo Beydhabo Ay Ka Wado Hey’adda DDG

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo Kormeeray Mashaariicyo Beydhabo Ay Ka Wado Hey’adda DDG
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkani maanta magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay uu ka sameeyay Guddoomiyaha gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosow ayaa waxa uu ugu kuurgalayay mashaariicda magaalada iyo deegaannada ku dhow ay ka wado Hey’adda DDG.

Guddoomiyaha gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosoow oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka ayaa kormeerka ay ku sameeyeen mashaariicda ay ka wado halkaasi hay’adda DDG ugu kuur galayay sida ay u socdaan mashaariicda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxa hey’adda DDG ee Baydhabo Aadan Saciid ayaa warbixinno ka siiyay mas’uuliyiint maamulka gobolka howlaha ay wadaan, isagoo sheegay in meel wanaagsan ay marayaan ceelal ay ka qodayeen deegaannada ku dhow Beydhabo.

Aadan Saciid ayaa sheegay in Mashaariicda ay yihiin kuwo qayb ka ah qorshayaasha ay ku doonayaan inay caawiyaan shacabka ku nool magaalada Baydhabo iyo daafaheeda, isagoo sheegay in mashaariicda ay ka mid yihiin sidii ay shacabku u heli lahaayeen biyo ay cabaan oo nadiif ah.

Guddoomiyaha Gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosoow ayaa sheegay in mashaariicdaas ay ka mid yihiin kuwo lagu dhisay iskuullo, ceelal, nalalka waddooyinka la suro ee cad-ceedda ku shaqeeya iyo dhismaha xafiisyada dowladda oo uu tilmaamay in uu ku ammaanayo.

Previous Post

Siminaar Ku Saabsanaa Hirgalinta Nidaamka Federaalka Ah Oo Loo Soo Xiray Shaqaala Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqdey Dhaawacyadii lagu daweynayay Isbitaal ku yaala Imaaraadka Carabta “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqdey Dhaawacyadii lagu daweynayay Isbitaal ku yaala Imaaraadka Carabta “Sawirro”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqdey Dhaawacyadii lagu daweynayay Isbitaal ku yaala Imaaraadka Carabta “Sawirro”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In