Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xariga Ka Jaray Garoon Kubada Cagta Ah Oo Loogu Magacdaray Marxuum C/kariim Laqanyo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xariga Ka Jaray Garoon Kubada Cagta Ah Oo Loogu Magacdaray Marxuum C/kariim Laqanyo “Sawirro”

DCIM101MEDIA

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhismaha garoonkani oo bilihii ugu danbeeyayba soo soctay, ayaa ugu danbeyntii waxaa xarigga ka jaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xassan Afrax.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Garoonka ayaa loogu magac-darray alle ha u naxariistee Amb,C/kariin Faarax Laqanyo oo sanadkii 2009kii lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledweyne, kaa oo ay ku dhinteen ku dhawaad 70 ruux oo sidoo kale uu ka mid ahaa wasiirkii hore ee ammniga Cumar Xaanshi Aadan.

Cayaar xiiso badan oo ay u soo daawasho tageen boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid xaafaddaha magaalada Beledweyne, ayaa ku dhaxmartay garoonka kooxo kubada cagta ah oo ka kala socday gobollada Hiiraan & Galguduud, waxaana ay cayaartu kusoo dhamaatay 1-0 oo ay guusho ku raacday kooxda kubada cagta gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Cabdifitaax Xassan Afrax oo hadal u jeediyay cayaartooyada iyo dadkii u soo dhaawasho tagay, ayaa sheegay in dhismaha garoonka laga soo maray maraaxilo kala duwan, hasse ahaatee ugu danbeyntii suurtagashay in rasmi ah xariga looga jarro.

Waxaa uu amaan u jeediyay guddoomiyaha cayaartooyada labada dhinac ee tartanka dhax-maray, isaga oo sheegay in isboortigu qeyb-weyn ka qaato is dhax-galka bulshada iyo xoojinta nabad-galyada.

Dhinaca kale, taliyaha ciidammada Jabuuti ee gobolka Hiiraan Col. Cismaan Dubad oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta u soo daawasho tagtay cayaarta, ayaa sheegay in ciidanka Hiil-Walaal qeyb-weyn ka qaadan doonaan soo nooleynta cayaaraha, gaar ahaan siddii loo tayeen lahaa bahda isboortiga gobolka Hiiraan.

Ambassador C/kariin Faarax Laqanayo ayaa marka laga soo tago in uu ahaa diblomaasi, waxaa uu ka mid ahaa cayaartooydii hore ee qaranka, gaar ahaan waxaa uu caan ku ahaa cayaaraha Dabaasha, Biinkaha, iyo Kubada miiska, wuxuuna sidoo kale gacan weyn ka geystay dib u soo nooleyta isboortiga gobolka oo mudadii uu noolaa uu siweyn uga soo shaqeeyay waana tan keentay in loogu magac-darro garoonka maanta xariga laga jarray.

DCIM101MEDIA
DCIM101MEDIA
DCIM101MEDIA
DCIM101MEDIA

5 6 7 8 9 10 15 16 17 18 20 21 22 23 25 26 45159_101339216594404_2043828_n

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Dhalinyarada Aqoonyahanada Ah Ugu Baaqay In Ay Ka Shaqeeyaan Horumarinta Dalka

Next Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka Iyo Tayada Dawooyinka

Next Post
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka Iyo Tayada Dawooyinka

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka Iyo Tayada Dawooyinka

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In