Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo tababar u furay Guddiga Xasilinta Marka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo tababar u furay Guddiga Xasilinta Marka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Ibraaahim Aadan Cali Najax ayaa maanta si rasmi ah u furay tababbarka awood-siinta Guddiga xasilinta iyo nabadeynta Degmada Marka iyo deegaanada hoos-yimaada,

Mubaasabadda  lagu furayay tababbarka ayaa waxa ku sugnaa Senator Xuseen Cali Xaaji  oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Degmada Marka.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Guddigan oo ka shaqeyn doono nabadeynta ayaa qaatay casharo ay ku dabaqi doonaan shaqooyinka horyaala, waxaana uu tababbarkan daba socday tababaro uu Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose horay ugu qabtay qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka

Guddoomiyaha Degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow ayaa  sheegay in  dhismaha guddigan uu muhiim u yahay maamulka Degmada

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Ibraaahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in tababbarada ay u qabanayaan Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay ugu talagaleen in lagu hagaajiyo nidaamka wada-shaqen ee dowliga ah iyo isku xirka  bulshadda, isagoo intaa ku daray in tababbarka uu socon doono muddo shan cisho ah.

Guddoomiye Ibraahim ayaa wada,  hannaan lagu tayeenayo Maamulada Degmooyinka Gobolka iyo Guddiyada ka dhisan, iyadoo tababbaro kala duwan la siiyay masuuliyinta heer Degmo, heer Deegaan iyo qeybaha kale ee bulshada ku nool gobolka Shabeellaha Hoose.

Senator Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka Gobolka uga mahadceliyay sida uu mas’uuliyadda isaga saaray tayeenta adeegayaasha dowladda.

Maxamed Cali Cumar Jubba

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilsay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Hay’adda IOM oo xarun Hooyada iyo dhallaanka ka hirgelisay Degmada Doolow “SAWIRRO”

Next Post
Hay’adda IOM oo xarun Hooyada iyo dhallaanka ka hirgelisay Degmada Doolow “SAWIRRO”

Hay’adda IOM oo xarun Hooyada iyo dhallaanka ka hirgelisay Degmada Doolow “SAWIRRO”

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In