Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo Ka Tacsiyadeeyey Geeridi Ku Timid Ra,isalwasaarihi Hore Xassan Abshir Faarax

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo Ka Tacsiyadeeyey Geeridi Ku Timid Ra,isalwasaarihi Hore Xassan Abshir Faarax
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa Ka Tacsiyadeeyey Geeridi Ku Timid Allaha ha unaxariistee Ra,isalwasaarihi Hore Xassan Abshir Faarax oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga ee uu maalmahaan ku xanuunsanaa.

Anigo Ku hadlaya magaca Xildhibaanada iyo Guddonka Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Waxan Tacsi Tiiraanyo leh U Direynaa Dhaammam Shacabka Soomaliyeed , gaar ahaan Eheladii Iyo Qoyskii uu Ka baxay Ra,isalwasaarihi Hore ee dalka Xassan Abshir Faarax.

Alllaha ha naxariistee Marxuumka waxa uu kuulin weyn Ka soo qaatay Dowladnimada iyo Dib-Udhiska dalkeena, Waxaa Alle Subxaanahu Watacaala uga Baryeynaa inuu Naxriistiisa Janno uu Ka waraabiyo, guud ahaan Ummada Soomaliyed iyo Anaguna Samir Iyo Iiman allah hanaga Siiyo”

“Innaa Lillahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka tacsiyeeyay geerida Xasan Abshir

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geeriddii ku timid Marxuum Xasan Abshir Faarax

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geeriddii ku timid Marxuum Xasan Abshir Faarax

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geeriddii ku timid Marxuum Xasan Abshir Faarax

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In