Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Xukuumadda ugu baaqay inay soo gudbiso Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Maxamed Mursal β€œWaxaan fulin doonaa Barnaamijkeyga ka koobnaa 10-ka qodob”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu horeyn Guddoomiyaha Maxkamadd sare ee Dalka ayaa goobta xafladda furitaanka kalfadhiga shanaad ee golaha shacabka ku dhaariyay Xildhibaan Cusub oo kusoo biiray golaha Shacabka Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Maxamed.

 

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Eng, Cabdriaxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa balan qaaday in ka maamul ahaan ay sii xoojin doonaan wacyi gelinta bulshada si hanaanka dowladnimo loo gaarsiiyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo Sidoo kale ku hadlayay magaca dhigiisa Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidoo kale Guddoomiyaasha kale ee golahaasha wakiilada Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda dhexe ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay wada shaqeynta dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada si dalka midnimo iyo horumar kan ka balaaran loo gaarsiiyo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed MursalΒ  Sheekh Cabdiraxmaan oo Sidoo kale qudbad ka jeediyay xafladda furitaanka kalfadhiga shanaad ee Golaha Shacabka ayaa ugu horeyn ka hadlay waxyaabihii golaha usoo qabsoomay kalfadhigii afaraad iyo shuruucda hortaala kalfadhigan shanaad.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sidoo kale ka hadlay arrinta la xiriirta dhameystirka dastuurka Dalka iyo qodobada qaar oo uu sheegay in ay ubaahanyihiin in laga galo wada xaajood siyaasadeed.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya looga baahanyahay in si deg deg ah golaha ugu soo gudbiso Hindise sharciyeedka doorashooyinka Qaranka.

 

 

Previous Post

Wasiirka Amniga ee Koonfur Galbeed oo soo xiray tabbabar la xiriira wada shaqeynta booliska iyo bulshada

Next Post

Madaxweynaha Puntland iyo Wefdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey magaalada Qardho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland iyo Wefdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey magaalada Qardho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland iyo Wefdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey magaalada Qardho "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In