Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Baarlamaanka hortegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Baarlamaanka hortegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wuxuu Xafiiskiisa Golaha iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kulan kula yèeshay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.

Kulanka waxaa Shir guddoominayay. Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Shacabka Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi waxaa goob-joog ka ahaa, kulanka Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Dr Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley, Xoghayaha Guddiga Mukhtaar Axmed Xasan Saajid iyo Xubnaha Guddiga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddigu ayaa waxa uu warbixin ku saabsan Qorshe-howleedka ka dhegeystay. Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda. Mudane Xasan Abshirow Maxamed.

Kulanka waxaa lagu soo Bandhigay. Qorsha-howleedka Guud ee Guddiga , marxalada guud ee Xaquuqda iyo Daryeelka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.

Waxaa sidoo kale, aad loogu dheeraaday Hanaankii lagu dhisay guddiga, iyo marxaladihi kala duwanaa,  ee uu soo maray, Shaqaalaha Rayidka  ee Dowladda. halka ay wax marinayaan iyo waxa uqorsheysan,  oo ay doonayaan inay hiigsadaan.

Sidoo kale,Guddiga ayaa la weydiiyey. Su’aalo Oraaheed ku aadan waxqabadka  Qorsha-howleedka iyo marxalada guud ee  Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda JFS.

Dhanka kale Guddiga Horumarinta adeega bulshada ayaa aad u bogaadiyay Shaqada wanaagsan ee ay Qaranka uhayaan, sidoo kale Guddiga  ayaa usoo jeediyay  in dib-loogu soo gudbiyo, labada sharci ee kala ah, Hindise-sharciyeedka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Number11. iyo Hindise-sharciyeedka Howlgabka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.

Ugu Dambeyn Gudoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi ayaa u Mahadcelisay Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda kulankana soo xirtay.

Previous Post

Wasiirka Batroolka XFS oo Saafaradda Turkiga ugu tegay in uu usoo tacsiyeeyo

Next Post

Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe iyo labo Maxbuus

Next Post
Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe iyo labo Maxbuus

Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe iyo labo Maxbuus

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In