Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo shir caalami ah uga qeybgashay Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo shir caalami ah uga  qeybgashay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiyo Xasan Maxamed ayaa magaalda Nairobi uga qeyb gashay shir Caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga iyo xoojinta dhaqaalaha qaxootiga soo laabtayaasha, barakacayaasha iyo bulshooyinka martida loo yahay.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay hay’adaha caalamiga iyo kuwa heer gobol ee daneeya arrimaha qaxootiga, soo laabtayaasha iyo barakacayaasha.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Barakacayaasha Qaranka Marwo Safiyo Xasan Maxamed ayaa uga warbixisay ka qaybgalayaasha qaabka dowladda Soomaaliya ay u wajaheyso wax ka qabashada arrimaha qaxootiga, soo laabtayaasha iyo barakacayaasha, iyada oo loo sameynayo maalgalin, xoogan shaqo abuur iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha kaasi oo lala kaashanaayo hay’adaha caalamiga iyo kuwa heer gobol ee daneeya arrimaha qaxootiga, soo laabtayaasha iyo barakacayaasha.

Sidoo kale Gudoomiye Safiyo ayaa sheegtay kaalinta ay ku leeyihiin shirkadaha iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay horumarinta, maalgalinta iyo Shaqo abuurka qaxootiga, soo laabtayaasha iyo barakacayaasha.

Shirka oo socon doona muddo afar maalin ah waxaa xooga lagu saari doona sidii loo yareeyn lahaa shaqo la’aanta iyo duruufaha ay wajahayaan qaxootiga, soo laabtayaasha iyo barakacayaasha wax looga qaban lahaa.

Previous Post

Militeriga Soomaaliya iyo Uganda oo iska kaashanaya la dagaallanka Argagixisada

Next Post

Strengthening Climate Resilience Through Collaborative Partnerships: A Blueprint for Somalia΄s Future

Next Post
Strengthening Climate Resilience Through Collaborative Partnerships: A Blueprint for Somalia΄s Future

Strengthening Climate Resilience Through Collaborative Partnerships: A Blueprint for Somalia΄s Future

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In