Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kormeeray Bakhaar la dhigay gargaar ay Hay’addu gaarsiisay Garoowe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kormeeray Bakhaar la dhigay gargaar ay Hay’addu gaarsiisay Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirka gargaarka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdullaahi Cabdi Xirsi ayaa maanta kormeeray baqaarka keydka Wasaaradda gargaarka Puntland oo ay ku jiraan deeq mucaawino ah oo hey’adda SoDMA horay u gaarsiisay 380-ton oo gargaar iskugu jira Raashin, Daawo iyo Dhar kuwaas oo loogu talagalay dadkii ku baracay dagaalada ka socda Magaalada Laascaanood si loo gaarsiiyo.

Guddoomiyaha Hey’adda SoDMA, Wasiirka Gargaarka Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer indho indheen ah ku tagay baqaarka ay ku jiraan deeqdaan mucaawinada ah xilli shalay Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ay magaalada Garoowe gaarsiisay diyaarad waday shixnad gargaar ah oo ay ugu talagashay shacabka Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen abaraha iyo colaadaha.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026

Wasiirka Wasaaradda gargaarka dowlad gobaleedka Puntland Cabdullahi Cabdi Xirsi ayaa uga mahadceliyey Heyadda SoDMA garab jooga ay la daba joogto shacabka horay ula daalaa dhacayay abaaraha hadana ay ugu darsameen colaadaha.

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay ka go’antahay caawinta dadkii rayidka ahaa ee colaadaha Sool ay eameenta ka soo gaartay.

Previous Post

Madaxda Wasaaradda Cadaaladda XFS iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse iyo wafdi uu hogaaminayo oo caawa dib ugu soo laabtay Muqdisho

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo wafdi uu hogaaminayo oo caawa dib ugu soo laabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamse iyo wafdi uu hogaaminayo oo caawa dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In