Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Madax ka socotay Bankiga IBS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Madax ka socotay Bankiga IBS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa Xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay madax ka socotay Bangiga Caalamiga ah ee Soomaaliya (IBS Bank).

Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay labada dhinac u xoojin lahaayeen wada shaqeeynta iyo sidii loo hormarin lahaa loona maalgalin lahaa dadka ay dhibaatada ka soo gaartay musiibada oo ay ugu horreeyaan barakacayaasha oo ah bulshada kuwa ugu danta yar iyaga oo la barayo xirfado ay ku shaqeeystaan ugu danbeeyna loo maalgaaliyo.

Related posts

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

February 19, 2026

Hay’adda SoDMA ayaa wadda qorshayaal bulshada danta yar si gaar ah barakacayaasha ay saameeysay xaaldaha musiibooyinka loogu abuuro u adkeeysi loona sameeyo xirfado ay ku shaqeeystaan si loo gaaro hormar dhankooda ah loogana maarmo gargaarka la siinayo.

Madaxda Bankiga ayaa u balan qaadday hay’adda SoDMA in ay kala shaqeyn doonaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarka bulshada, iyaga oo soo bandhigay howlaha Bangiga Caalamiga ah ee Soomaaliya (IBS Bank) oo dalka u qabto gaar ahaan maalgalinta dhanicyada kala duwan leh.

Previous Post

Hay’adda NISA oo gacanta kusoo dhigay Labo iyo Tobban xubnood oo Khawaarijta ka tirsanaa

Next Post

Somali Foreign Minister Joins Africa Fertilizer and Soil Health Summit to Boost Agriculture

Next Post
Somali Foreign Minister Joins Africa Fertilizer and Soil Health Summit to Boost Agriculture

Somali Foreign Minister Joins Africa Fertilizer and Soil Health Summit to Boost Agriculture

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc ballaaran oo cunto qeybin ah

February 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Dr. Abdalla...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

February 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

February 19, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 19 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In