Wednesday, July 9, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
August 29, 2023
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa la kulmay Safiirka Dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya H.E Dr. Abdalla Bin saalim Al- nucaymi.

Guddoomiyaha SoDMA, ayaa kala hadlay Safiirka sidii dowladda Qatar ay gacan wayn uga gaysa lahayd ka hortagga El-niinada laga cabsi qabo inay wax yeeleyso dalka iyo sidii loo xoojin lahaa mashaariicda stabilzationka ee laga sameynaayo degaannada xoreyntun ka socoto.

Related posts

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddada 26-ka June

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddada 26-ka June

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

July 9, 2025

Safiirka ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay Dowladda Qatar, garab istaagga shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, wuxuuna ballan-qaaday in uu si dhaw ula shaqayn doono Ha’adda SoDMA.

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA mudane Maxamuud Macallin ayaa uga mahadcelshay Safiirka iyo dowladda Qatar sida ay uga go’an tahay taageerada howlaha hay’adda, isagoo adkeeyay sida Soomaaliya ugu baahan tahay maalgalinta mashaariicda ka hortagga iyo soo kabashada si ay hoos ugu dhacdo saameynta taban ee Is-beddelka cimilada.





Previous Post

R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay shir ku saabsan Isku-duwidda deeqaha

Next Post

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo bogaadiyay guulaha ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo bogaadiyay guulaha ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo bogaadiyay guulaha ciidanka Xoogga Dalka "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddada 26-ka June

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddada 26-ka June

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025(MUQDISHO), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta dhagax-dhigay waddada 26-ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay boqollaal haweenka Soomaaliyeed ka mid ah

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025(MUQDISHO), Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay boqollaal ka mid...

Wasiirka Isgaarsiinta Iyo Teknolojiyadda XFS oo shir muhiim ah uga qaybgalaya dalka Switzerland

Wasiirka Isgaarsiinta Iyo Teknolojiyadda XFS oo shir muhiim ah uga qaybgalaya dalka Switzerland

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025, Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), ayaa ka qeybgalay...

Wafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka Qaran oo gaaray magaalada Jowhar

Wafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka Qaran oo gaaray magaalada Jowhar

July 9, 2025
0

RADIO MUQDISHO, 09-JULY-2025, Wafdi ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa  gaaray magaalada Jowhar, ee xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In