Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hodan “Dadka ku dhaqan Degmada oo isku duuban waxa ay dib u dhisi doonaan goobihii ay argagixisadu burburisay.”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyeha Degmada Hodan Mudane Abdihakiin Cabdirixman Ciiise (Dhagajuun) ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiidday weerarkii bahalnimada ahaa ee argagixisada Alshabaab ay ku beegsadeen Degmada.

Guddoomiyaha ayaa ku bogaadiyey shacabka Degmada Hodan sida ay ugu gurmadeen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii argagixisanimo iyo isku- duubnida ay muujiyeen.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026

“Dadka ku dhaqan Degmada Hodan oo isku duuban waxa ay dib u dhisi doonaan Masaajidkii, goobaha ganacsigii iyo Xarunta Degmada ee argagixisadu burburisay, waxa ayna muujin doonaan in aysan u liicayn falalka ay maleegayaan argagixisada Alshabaab.”

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay bulshada Degmada Hodan in ay xoojiyaan lashaqeynta laamaha ammaanka, si loo dabar gooyo falalka gaadmada ah ee argagixisada, loogana hor tago gumaadka ay ku hayaan shacabka.

Previous Post

Muddo 20 sano ka badan kadib oo xuduudaah Itoobiya iyo Eritrea dib loo furay

Next Post

Maraykanka oo u hanjabay ICC-Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada Dagaalka

Next Post
Maraykanka oo u hanjabay ICC-Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada Dagaalka

Maraykanka oo u hanjabay ICC-Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada Dagaalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In