Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Marka oo ka warbixiyay horumarada amni iyo ganacsi ee ka jirta magalada Marka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Marka oo ka warbixiyay horumarada amni iyo ganacsi ee ka jirta magalada Marka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in maamulka uu ku talaabsaday horumar dhinacyada badan leh, ayna qorsheynayaan sidii loo balaarin lahaa adeegyada bulshada.

Guddoomiye Cabdullaahi Cali Axmed Waafow oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka kadib socdaal kooban oo uu ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegay in maamulkiisa uu ku talabasaday dib u heshiisiin ay u qabteen dhamaan qeybaha bulshada ee Gobolka ku nool Degmada Marka, isla markaana bulshadu ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan Maamulka.

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

Cabdullaahi Cali Axmed Waafow ayaa xusay in sidoo kale ay hirgeliyeen adeegyada Caafimaadka, Ganacsiga iyo Waxbarashada, taasi oo uu sheegay in magaalada ay ku talaabsatay horumar dhinacyo badan leh.

Guddoomiyaha mar uu ka hadayay arrimaha ammaanka ayaa tilmaamay inay adkeeyeen Nabadgelyada magaalada iyo deegaannada kale ee ku xeeran, isla markaana bulshada Degmada ay u midesaysan yihiin ka hortaggidda falalka ay maleegayaan dhagarqabayaasha Al-Shabaab.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Cabdullaahi Cosoble Siyaad

Next Post

Aqoon Iswaydaarsi ku saabsan wejiga 2aad ee Barnaamijka xasilinta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Aqoon Iswaydaarsi ku saabsan wejiga 2aad ee Barnaamijka xasilinta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Aqoon Iswaydaarsi ku saabsan wejiga 2aad ee Barnaamijka xasilinta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In