Godoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeerilaaliyaha guud Ee Qaranka oo Kusugan Dalka Rwanda. ayaa kulamo kala duwan la Yeshen hay’addaha Garsoorka, dambi baadhista, asluubta, Xeer Ilaalinta iyo iskaashiga Rwanda.
Kulamadan ayaa diirada lagu saaray xoojinta xidhiidhka bahda caddaaladda Soomaaliya iyo Rwanda iyo gaar ahaan hannaanka ay Rwanda ugu guurtay hannaanka electroniga ee maamulka iyo maaraynta caddaaladda.
Boqoshadii aanu Kigali ku joognay ayaa si guul leh noogu soo dhammaatay. Waxaan reer Rwanda uga mahadcelinayaa soo dhoweynta ay noo saameeyeen, waxaanan ku bogaadinayaa horumarka baaxada leh ee ay ku talaabsadeen.