Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Shabeelaha dhexe oo daah furay mashaariic dib u dhiska Jowhar+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Shabeelaha dhexe oo daah furay mashaariic dib u dhiska Jowhar+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashaariicdan  uu daah Furay Gudoomiyaha Goolka Shabeelaha dhexe waxa iska kaashanaya Maamulka Gobolka iyo qeybaha Bulshada waxaana lagu dhisaya qeybaha Muhiim Suuqa Magaalada Jowhar

Mashruuca ugu horeeya oo lagu dhisayon Wado dhax marta Suuqa ugu weyn Gobolka Shabelah dhexe ee Jowhar Sida uu sheegay Gudoomiya Ku xigeenka Arimaha Bulshada ee dagmada Jowhar Xasan Barrow Bocor.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026

“waxaan ku FAraxsanhay inaan Goob Joog u noqono Gudoomiyaha Gobolka oo Daah furaya Mashruucan lagu dhisayo Wadada Dhexmarata Suuqa Jowhar ee Xaafadda Hanti Wadaag Dhib badan ayay Gacansatadu ku qabeen wadadan waxaan rajaynaya in laga gudbi doono insha Alaah”

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelah dhexe ayaa tilmaamy in Mashaariicdan ay iska kaashanayaa Maamulka Bulshada uu qeyb ka yahay Mashruuca dalkaaga dhiso oo uu horey j dhawaaqy Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya.

“Mashaariicdan wa afar waxaana kow ka aha mashruucan Lagu dhisayo wadada dhexe marta Suuqa Jowhar  ee aan manta Bilownay waxaana iska kaashanay Maamulka, Ganacsatada iyo Hay adda DRC  waxa uu qeyb ka yahay Mashruuca dalkaaga dhiso oo uu Madaxweynaha Dalka  Ku Dhawaaqay  waxaana daba jooga sedex Mashruur oo kale”

Gudoomiye Guudlaawe ayaa intaa ku daray in dadka Gobolka Shabeelaha dhexe looga Baahan yahay inay doorkooda ka qaataan dib u dhiska dalka.

“Dadka Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaan leeyahay ka shaqeeya Dib u dhiska dalka aan iskaashano hadii aan isku darno waxyarka ah ee aan heyno wax waan ku dhisan karnaa waxaa inoo balan ah BAaqii Madaweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee ahaa dalkaaga Dhiso”

Wadadan uu dhismaha Ku bilowday waxa dhib weyn ku qabay Ganacsatda Suuqa xiliyada Roobka waxaana Bilowga dhismaheeda soo dhaweeyay Ganacsatada Suuqa Jowhar oo Halboowle u ah Ganacsiga Gobolka Shbaeelaha dhexe

C/shakuur Cali Axmed Jowhar

vlcsnap-2016-05-26-15h06m59s213 vlcsnap-2016-05-26-15h07m06s34 vlcsnap-2016-05-26-15h08m01s72 vlcsnap-2016-05-26-15h08m18s226 vlcsnap-2016-05-26-15h08m39s194 vlcsnap-2016-05-26-15h09m35s200

Previous Post

Golaha Wasiirada oo soo dhoweeyey Xeerkii Madaxweynaha

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Danab oo fuliyay hawlgal ka dhan ah Khawaarijta

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA HOOSE):-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo ka...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay masjid ku yaalla dalka Pakistan

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬e 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬e 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐨 𝐁𝐢𝐥𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

February 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Muqdisho, Sabti, 07 Febraayo 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In