Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay wafdi ka socda OIC

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay wafdi ka socda OIC
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaran SoDMA, ayaa maanta Wafdi ballaaran oo ka socda ururka iskaaashiga islaamka OIC Regional Mission in Somalia oo uu hoggaaminaayay kaaliyaha xoghaya Guud ee Arrimaha bini’aadminimada, arrimaha bulshada iyo dhaqanka Danjire Tariq Cali Bakhet iyo Madaxa Xafiiska Muqdisho ee Ururka Iskaashiga Danjire Maxamed Bomba Maxamed kulan la yeeshay Guddoomiyaha hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan howlwadeenno, iyo Lataliyayaal sare oo ka tirsan hay’adda SODMA.

Guddoomiye Hay’adda SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle oo mahacelin, soo dhaweyn iyo warbixin kooban oo SODMA ku saabsan Kadib, uga warramay wafdiga OIC xaaladda waddanka ee la tacaalidda Abaaraha iyo barakaca ay sababeen isbeddelka Cimilada iyo colaadahu, ayaa ka codsadey ururka Islaamka garab istaag iyo taakulo.

Related posts

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026

Danjire Tariq Cali Bakhet oo ah kaaliyaha xogahaya guud ee arrimaha bini’aadminimada ee ururka iskaashiga islaamka OIC ayaa mujiiyay sida ay ururka uga go’antahay garab istaagga Soomaaliya, isaga oo ballan qaadey taakulo degdeg ah. Waxa uu sidoo kale ururku ballan qaadey sii wadista u qareemidda Soomaaliya iyo joogteynta taakuleynta.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta oo daah furay Shir weynaha xalka waara

Next Post

Wasaaradda Isbadalka Cimilada XFS oo amar kasoo saartay fuustooyin kusoo caariyay Xeebta Cadale 

Next Post
Wasaaradda Isbadalka Cimilada XFS oo amar kasoo saartay fuustooyin kusoo caariyay Xeebta Cadale 

Wasaaradda Isbadalka Cimilada XFS oo amar kasoo saartay fuustooyin kusoo caariyay Xeebta Cadale 

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In