Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta oo daah furay Shir weynaha xalka waara

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta oo daah furay Shir weynaha xalka waara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene,ayaa hadda daah furay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, halku-dhigiisuna yahay Tayeynta iyo isku-dubaridka wax ka qabashada barakaca, iyadoo loo marayo xal hormarineed, shirka oo mudo labo cisho ah ka socon doona Magaaladda Muqdisho.

Shir weynaha Xalka waara ee Heer Qaran waxaa kaso qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowaldda Fedaraalka Soomaaliya iyo Saaxibada Soomaaliya ka taageero Mashaariicda Hormarinta’

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Shirka inta uu socdo waxa looga hadlay Xaalada abaaraha ka jiro Soomaaliya Xiligaan iyo Xal u helidda Sadka barakacayaasha ah ee saameeyeen abaaraha iyo dagaalada khawaarijta lagu jiro ee ka socda dalka.

Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamud Abdirahman Beenebeene oo ka hadlay madasha ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay Meesha ugu badan ee ku nool yihiin Barakacayaasha, isagoona sheegay in Dowaldda Soomaaliya ay ka go’an tahay xal u helida Dadka soomaaliyeed ee Barakacayaasha ah.

Wasiirka waxa uu sido kale sheegay in ku dhawaad 3 malyann oo qof ay gaarayaan Dad barakacayaasha ah ee ku nool Soomaaliya,kuwaasi oo u baahan in laga caawiyo Waxbarashada Caafimaadka iyo In dib u dajin loo sameeeyo.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee degan goobihii waxbarashada dalka in ay banneeyaan

Next Post

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay wafdi ka socda OIC

Next Post
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay wafdi ka socda OIC

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay wafdi ka socda OIC

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In