Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay qaar ka mid Madaxda hay’addaha deeqda bixiyaan 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay qaar ka mid Madaxda hay’addaha deeqda bixiyaan 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Kulan la qaatay ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, ahna isku duwaha horumarinta iyo Bani’aadanimada Mr Adam Abdelmoula iyo madaxa Hay’adda UN OCHA Justin Brady.

Guddoomiyaha,ayaa Ergayga Q.M iyo Madaxa Hay’adda UN OCHA kala hadlay guud ahaan xaalada Bani’aadanimo ee dalka ku suganyahay iyo sidii wada shaqeyn dhow looga yeelan laahaa gargaar gaarsiinta goobaha laga xurreeyay kooxaha Khawaarij-ta

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mr Adam Abdelmoula iyo madaxa Hay’adda UN OCHA Justin Brady, ayaa ku boggaadiyay hay’adda SoDMA dadaalka ay muujiyeen si gargaar loo gaarsiiyo dadka ay dagaalada iyo abaabaruhu samaayeen, ayadoo hay’adda shaqeyneyso muddo kooban waxeyna u ballan qaadeen in ay sii wedi doonaan wada shaqeynta dhow ee ay la leeyihiin hay’adda SoDMA iyo dhammaan hay’adda Dowladda ee ka shaqeeyo arrimaha Bin’aadanimada si dalka loogu badbaadiyo in ay macluul ka dilaacdo.

Previous Post

Xaaska horjoogaha daacish oo lagu riday xukun

Next Post

Wasiirka Ganacsiga oo sheegay in guul laga gaaray dagaalkii Dhaqaalaha ee Khawaarijta

Next Post
Wasiirka Ganacsiga oo sheegay in guul laga gaaray dagaalkii Dhaqaalaha ee Khawaarijta

Wasiirka Ganacsiga oo sheegay in guul laga gaaray dagaalkii Dhaqaalaha ee Khawaarijta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In