Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ciise Guure oo kulan la qaatay Madaxda Guddiyada suuqyada Muqdisho

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ciise Guure oo kulan la qaatay Madaxda Guddiyada suuqyada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka mulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure, ayaa kulan la qaatay dhammaan madaxda guddiyada qeybaha kala duwan ee suuqyada waawayn ee ku yaala magaalada Muqdisho, iyaga oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane Galambi.

Kulankan, ayaa hadafkiisu ahaa daah – furka diiwaan galinta casriyeysan ee (digital registration) oo lagu sameynayo dhammaan ganacsatada ka howhl gasho Gobolka Banaadir.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Mudane Ciise Guure, ayaa ka soo qeyb galayaashii kulanka la wadaagay ahmiyadda ay leedahay hirgalinta howshaan, isaga oo tibaaxay in diiwaan galintan looga dan leedahay in ay abuurto jawi kor u qaadayo daahfurnaanta canshuur – aruuneed, islamarkaana dabar – goynayo musuq – maasuqa.

Sidoo kale fulinta diiwaan galintan waxa ay xoojinaysaa xiriirka wadashayn ee u dhaxeeya ganacsatada iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Gaba – gabadii kulankan, ayaa ku xigeenka Duqa magaalada, Mudane Ciise Maxamuud Guure waxa uu madaxdii Madasha shirka joogtay ku dhiiri – galiyey in ay la shaqeeyaan howl wadeennada diiwaan – galintan casriga ah (digital registration) taas oo bilaaban doonta todobaadkan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dalka dib ugu soo labtay

Next Post

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka Guud ee Golaha Shacabka

Next Post
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka Guud ee Golaha Shacabka

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka Guud ee Golaha Shacabka

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In