Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka BFS oo kulan la qadaatay Carla Benini 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka BFS oo kulan la qadaatay Carla Benini 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yasiin Samatar, Ayaa kulan la qaadatay Ku-Xigeenka Madaxa Arrimaha Bariga Afrika, ee Maraykanka Carla Benini oo ku sugan Caasimadda Muqdisho.

   Ujeedka kulanka oo darnaa.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026

” Sidii Soomaaliya hore loogu sii wadi lahaa, si wadajir ah iyo doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya”. Sida lagu dabacay Barta Facebook Akoonka ay kuleeyihiin ee Golaha Shacabka BFS.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, oo ah xubin ku furfircoon xagga shaqadeeda.

Tags: Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka BFS oo kulan la qadaatay Carla Benini
Previous Post

Agaasimaha Madaxtooyada Konfur Galbeed Oo Qabilay Wafdi Ka Socday Unicef

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Wakiilada Hay’adaha Ka Howlgala 

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Wakiilada Hay’adaha Ka Howlgala 

Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Wakiilada Hay’adaha Ka Howlgala 

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca...

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa guusha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku guulaysatay in loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In