Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar-galinta amniga “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar-galinta amniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir mudane Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar-galinta amniga magaalada Muqdisho oo ka dhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii la isugu xiri lahaa Hay’addaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka, waxaana lagu go’aamiyay in la soo celiyo kormeerkii joogtada ahaa ee ay wada sameyn jireen Hay’addaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka kaasoo lagu xaqiijinayo Amniga Caasimadda.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Waxaa kaloo kulanka looga hadlay u diyaar garoowga amniga Doorashooyinka fooda nagu soo haya.

Kulanka oo ku soo dhamaaday jawi wanaagsan, waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Amniga Caasimadda oo ay wehliyaan Agaasimiyaasha Waaxyaha Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir, Lataliyaal iyo Saraakiil ka tirsan Laamaha Amniga.

Previous Post

Madaxweynaha Pakistaan Waxa ka socda Falastiin waa xadgudub iyo arxan darro

Next Post

Wasiiru-dowlaha A/Dibadda XFS oo khudbad ka jeediyey shirkii guddiga fulinta ururka Iskaashiga Islaamka

Next Post
Wasiiru-dowlaha A/Dibadda XFS oo khudbad ka jeediyey shirkii guddiga fulinta ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru-dowlaha A/Dibadda XFS oo khudbad ka jeediyey shirkii guddiga fulinta ururka Iskaashiga Islaamka

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In