Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobalka Banaadir oo ka qeybgashay tartan Kubadda cagta ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobalka Banaadir oo ka qeybgashay tartan Kubadda cagta ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelintya Maamulka Gobolka Banaadir Basmo Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta ka qeyb gashay daawashada kulanka 10-aad ee tartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 kaasoo dhex maray Deegaanka Gobadleey iyo Degmada Shingaani.

Kulanka oo ka dhacay garoonka Injineer Yariisow ayaa waxaa 2-0 ku adkaatay cayaartooyda degmada Shingani ee Gobolka Banaadir.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Dhanka kale degmooyinka Warta Nabadda iyo Xamar Weyne ayaa garoonka Muqdisho ku yeeshay kulanka 9-aad ee tartanka, waxayna isku mari waayeen barbaro 2-2 ah.

Kala sarreynta Group A:
1- Shingaani 1 kulan 3 dhibcood
2-Warta Nabadda 1 kulan 1 dhibic
3-Garasbaaleey 1 kulan 1 dhibic
4- Xamar Weyne 1 kulan 1 dhibic
5- Gubadleey 2 kulan 1 dhibic.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo heshiisiisay labo beelo oo wada dega Mudug “SAWIRRO”

Next Post

Shir lagu xoojinayo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Deegaanka Huurshe “SAWIRRO”

Next Post
Shir lagu xoojinayo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Deegaanka Huurshe “SAWIRRO”

Shir lagu xoojinayo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Deegaanka Huurshe "SAWIRRO"

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In