Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Muungaab oo Nalal casri ah kuna shaqeeya cad cadeedda ka hirgeliyay Kaaraan “DAAWO+SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Muungaab oo Nalal casri ah kuna shaqeeya cad cadeedda ka hirgeliyay Kaaraan “DAAWO+SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa ka qeyb galay macshruuca dalkaada dhiso, kaasi oo Nalalka ku shaqeeya cad ceedda ka hirgeliyay inta u dhexeyso Isgooska Sanca ilaa iyo Xaliimo Hiinte ee Degmada Kaaraan.

Ilaa iyo 60 Nal oo Casri ah o aysan Xabadu karin ayaa lagu Xiri doonaa wadadaasi, waxaana mahruucan hirgaliyey Maamulka Gobolka Banaadir

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Maamula Gobolka Banaadir ayaa kahirgaliyay Degmada Kaaraan Leeraraka Kushaqeeya cadceeda . Waxeyna Ahaayeen Leerarkii ugucasrisanaa ee laga taago Magaalada Muqdisho

Kaaraan ayaa ah degmadii ugu dambeeysey ee laga hirgaliyo Nalalka soolarka ah oo ku shaqeeya Cadceedda, waana kuwo dhaman laga hirgalin doono dhamaan degmooyinka Gobolka Banaadir.

DAAWO

10854457_1564411887130898_6762260767083447611_o

10861019_1564412137130873_5950803572192169139_o

10922285_1564411860464234_2882988292312591853_o

10988528_1564411843797569_7224868850564873778_o

11021458_1564412233797530_1052265598139625327_o

11021499_1564411920464228_5125483150772853384_o

11030390_1564412210464199_4390594350794472865_o

11043436_1564412243797529_8697720827480026770_o
 
Previous Post

Gudoomiyaha La-dagalanka Qaadka oo Maanta lagu soo Dhaweeyay Magaalada Qardho “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada AMISOM oo kubado isboorti guddoonsiiyay cayaartooyda degmada Warta Nabadda “SAWIRRO”

Next Post
Ciidamada AMISOM oo kubado isboorti guddoonsiiyay cayaartooyda degmada Warta Nabadda “SAWIRRO”

Ciidamada AMISOM oo kubado isboorti guddoonsiiyay cayaartooyda degmada Warta Nabadda “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In