Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Muungaab oo shacabka ka codsaday la shaqeynta laamaha amniga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab oo ka qeybgalay munaasabad xalay lagu qabtay degmada Hodan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad xariga looga jarayay xarunta Waaxda Yuusuf Al-Kowneyn ee degmada Boondheere, halkaasi oo dib u dhis lagu sameeyay.

Guddoomiyaha degmada Boondheere Qaasim Cabdullahi Xasan ayaa hirgalinta Waaxda Yuusuf Al Kowneyn uga mahad celiyay Maamulka gobalka Banaadir, isagoo xusay in shacabka ku nool waaxdaasi ay ka heli doonaan adeegyada ay uga baahanyihiin xarunta demada.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

“Sida ay hada u qurux badan tahay Waaxdani uma qurux badneyd marka hore, mudane guddoomiye dadka reer Boondheere aad bay kuugu mahad celinaayan, maadama aad noo dhistay Waaxda Yuusuf Al Kowneyn oo aan baahi weyn u qabnay” ayuu yiri Guddoomiyaha degmada Boondheere.

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa kula dar daarmay shacabka Soomaaliyed ee kunool magaalada Muqdisho in ay il gaar ah ku haayan ka hortaga falalka guracan ay geysanaayan Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab ee diidan horumarka Caasimadda, isagoo sheegay in loo baahan yahay in bulshada ay la shaqeeyan laamaha amniga, si loo fashiliyo isku daygooda.

“Gacmaha waa in aad is qabsataan horumarkan dib u dhiska iyo nadaafada waa in aad ka qeyb qaadataan magaalada aan nadaafad ka jirin lama horumarin karo, magaala aan nabad gelyo laheyn, lama maalgashan karo, marka waa in aad la shaqeysaan laamaha amniga”ayuu yiri Muungaab.

Previous Post

Dr Xabeeb oo codsaday in la siiyo dhul uu ka dhigto goob dadka dhimirka la’ lagu daweeyo

Next Post

Baarlamaanka oo ka dooday hindise sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka

Next Post

Baarlamaanka oo ka dooday hindise sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In