Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka Aqalka Sare oo markale war ka soo saaray dagaalka Tukaraq

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoonka Aqalka Sare oo markale war ka soo saaray dagaalka Tukaraq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026

Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markale war ka soo saaray dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,iyagoo ku baaqey in si deg deg ah loo joojiyo dagaalkaasi,si loo badbaadiyo dadka shacabka ah.

Guddoomiyah Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo lahadlay warbaahinta ayaa ka hadlay sida ay u arkaan dagaalkaasi iyo dhiiga shacabka oo qubanayo,isagoo wax laga xumaadu kutilmamay dagaalkaasi.

“Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu aad iyo aad uga xunyahay dagaalkaa sokeeye ee ka socda Tukaraq,isbuucii hore waxaan soo jeedinay in dagaalkaasi la joojin,balse looma dhaqaaqin,aniga magaran karo waxayaalo Tukaraq oo loogu dhimanayo,dagaal iyo colaad hadda ka horna waa niri laguma tarmee waa lagu tirmaa,abad iyo Barwaaqana waa lagu tarmaa,waxaan leeyahay labada qeybood ee Soomaaliya oo halkaasi ku dagaalamaysaa waa labadii qeybood ee nabadda ahaa,maantase waxaa ka dhacay waa dhibaato,waxaan soo jeedinaynaa madaxda in dagaalku ay joojiyaan si loo badbaadiyo dadka”. Ayuu yiri Guddoomiye Cabdi Xaashi.

Dagaalka ka socda Tukaraq ayaa geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ,iyadoosidoo kale uu sameeyey dagaalkaasi isu socodka dadka iyo gaadiidka deegaanada lagu dagaalamay,wuxuuna sababay barakac farabadan,madaxda sare ee dalka ayaana dhowr jeer baaq nabadeed ka soo saartay dagaalkaasi.

Previous Post

Ciidamada ammaanka ee degmada Boondheere oo gacanta ku dhigay labo nin oo dhac u gaysanayay Shacabka “SAWIRRO”

Next Post

Dr. Cabdiraxnan Al-Sumayd – u adeegihii fuqara Afrika – dhaxal dahabi ah ayuu uga tegay dadkayga & dalkayga Hooyo!

Next Post
Dr. Cabdiraxnan Al-Sumayd – u adeegihii fuqara Afrika – dhaxal dahabi ah ayuu uga tegay dadkayga & dalkayga Hooyo!

Dr. Cabdiraxnan Al-Sumayd – u adeegihii fuqara Afrika – dhaxal dahabi ah ayuu uga tegay dadkayga & dalkayga Hooyo!

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

July 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In