Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray wadatashiga qaran ee doorashooyinka 2016ka dalka ka dhacaya looga arinsanyo.
Hadaba go’aanka Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Hoos Ka Akhriso:-
Go’aanka Golaha Shacabka 27.01.2016
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka
Media & Public Relation office of Speaker