Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga doorashooyinka dadban oo Baydhabo kulan ugu qabtay odayaal dhaqameed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudiga doorashooyinka dadban oo Baydhabo kulan ugu qabtay odayaal dhaqameed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo waxa odiyaasha dhaqanka uga furmay kulan waciigalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Guddiyada Doorashooyinka dadban ee heer Qaran iyo kan maamulka Koofurgalbeed.

Kulanka oo socondoono muddo 3 maalimood ah ayaa si weyn looga doodi doono doorka hogaamiyayaasha beeluhu ay ka qaadan karaan Doorashooyinka la filaayo in dabayaaqada Sanadkan ay ka dhacaan Dalka

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026

Furitaanka kulunka waxaa ka qeybgalay gudoomiye ku xigeenka gudiga doorishooyinka heer qaran,  gudoomiyaha gudiga doorishooyinka dadban ee maamulka Koofur Galbeed, wakiilka xafiiska siyaasadda UNSOM u qaabilsan Magaalada Baydhabo iyo dhamaan odayaasha dhaqanka.

Gudoomiye ku xigeenka gudiga doorishooyinka heer Qaran Deeqo Yaassiin  Yuusuf iyo gudoomiyaha gudiga Doorishooyinka dadban ee maamulka Koofur Galbeed Maxamed C/laahi Mursal ayaa si wadajir ah u faahfaahiyey ujeedada Kulanka.

Qaar ka mid ah odiyaasha dhaqanka oo goobta ka hadlay ayaa muujiyey dereenkooda ku aaddan ka qeybgalka Kulanka, iyagoo soo dhaweeyay hannaanka ay u dhacidoonto doorashada.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyey Xulka kubadda cagta ee Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Baxreyn oo laga gudoomay warqadaha aqoonsiga

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Baxreyn oo laga gudoomay warqadaha aqoonsiga

Danjiraha Soomaaliya ee Baxreyn oo laga gudoomay warqadaha aqoonsiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In