Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga isku xirka howlgalada AMISOM oo ku kulmay Adis ababa

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Gudiga isku xirka howlgalada AMISOM oo ku kulmay Adis ababa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii 15 aad ee howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta ka furmay magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia, waxaana shirkan isugu yimid gudiga isku xirka howlgalada Militir AMISOM ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa jooga taliyaha ciidanka militiriga AMISOM, kan Boliiska iyo saraakiisha sare ee midowga Afrika, iyadoo kulanka ay goob joogka ahaayeen gudiga nabadgeliyadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Guddoomiyaha gudiga nabadgeliyadda iyo ammaanka ee midowga Afrika Smail Chergui, oo furitaankii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in ciidanka AMISOM iyo kuwa xooga dalka Soomaaliyeed ay hantaan dhamaan deegaanada ay ku sugan yihiin kooxaha nabad diidka ah, isagoo tacsi u direy ehelada askartii dhowaan ku geeriyootay deegaanka Leego oo ka soo jeeday dalka Burundi.

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika Ambassador Maman S. Sidikou ayaa mas’uuliyiintii k ulanka ka qeybgalay ugu warbixiyay xaaladda amni tan siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Baarlamaanka oo maanta su’aalo weydiiyay wasiirka arimaha gudaha

Next Post
Barlamaanka oo Su’aalo weydiiyay wasiirka Cadaaladda

Baarlamaanka oo maanta su’aalo weydiiyay wasiirka arimaha gudaha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In