Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudigga amniga KGS oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha gudaha KGS

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Gudigga amniga KGS oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha gudaha KGS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed oo gudnaya waajibaadka ka saaran korjoogteynta iyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda,ayaa Kulanka is-xogwareysi iyo isdhaafsasho warbixinno ku saabsan howlaha shaqo ee Wasaaradda la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Somaaliya Mudane, Cabdullahi Xaaji Xasan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha koonfur galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay warbixinta howlahasho oo ay wasaaraddiisu qabaty,iyo halka ay wax u marayaan hadda,waxyaabaha u dhimman oo ay tahay inay waxka qabato Wasaaradda.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Isla xisaabtankaan ayaa wax weyn ka taraayo howlaha loo idmaday Wasaaradaha, Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Xil. Irshaad Maxamed Aadan ayaa uga mahadceliyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha faafaahinta howlaha shaqo ee Wasaaradda, isagoo ballan qaaday in ka guddi ahaan ay kala shaqayn doonaan Wasaaradda waxyaabaha muhiimka u ah shaqada Wasaaradda.

Previous Post

Xuska Maalinta Wadnaha Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyayaashii hore ee G/ Shacabka BJF

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyayaashii hore ee G/ Shacabka BJF

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyayaashii hore ee G/ Shacabka BJF

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In