Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kulan qadka taleefanka ah la yeeshay  dhigiisa dalka Pakistan.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kulan qadka taleefanka ah la yeeshay  dhigiisa dalka Pakistan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlaamka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa dalka Pakistaan Sadiq Sanjrani waxa ayna ka wada hadleen xiriirka iyo iskaashiga labada dhinac.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Pakistan Sadiq Sanjrani ayaa casuumad rasmi ah oo ku tagayo dalka Pakistaan u fidiyey dhigiisa dalka Soomaaliya Cabdi Xaashi si loo xoojiyo xiriirka ka dhaxeeyo labada baalamaan ee Soomaaliya iyo Pakistan.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dhanka kale Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa aqbalay casuumaada uga timid dhigiisa dalka Pakistan waxa uuna si diiran usoo dhaweeyey casuumad loo fidiyey , asaga oo xusay muhiimada ay leedahay xoojinta xiriirka labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Pakistan.

Kulankaan qadka taleefanka ah ee u dhaxeeyay labadaan mas’uul ayaa daba socday kulan dhinacyo badan taabanayay oo malinnimadii jimcaha ahayd  ku dhaxmaray magaalada islamabad ee caasimada dalka pakistan danjiraha Soomaaliya ee dalka Pakistan Khadiija Maxamed Al-maqzuumi iyo gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Pakistan Sadiq Sanjrani.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo horjoogayaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Next Post

Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha dhexe+Sawirro

Next Post
Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha dhexe+Sawirro

Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha dhexe+Sawirro

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In