Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo horjoogayaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada xoogga dalka oo horjoogayaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga ayaa ku dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah deegaanka Galka Xarareey ee Shabeelaha Dhexe

Horjoogayaasha la dilay ayaa waxaa ka mid ahaa Macalin Yuusuf oo ahaa Horjoogihii Maleeshiyaadka ku dhuumaalaysanayay Deegaanadaasi iyo Horjoogayaal kale.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Ciidamada ayaa intii ay ku guda jireen waxa ay howlgalka ku dileen 37 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, waxaana laga dhaawacay 20-kale, iyadoo nolosha lagu qabtay labo ka tirsan maleeshiyada Al-Shaabab, kuwaasi oo ay iminka ku socdaan baaritaanno dheeraad ah.

Taliyaha Xoogga, Jeneraal Oddowaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgallada ay ku baacsanayaan Maleeshiyaadka Argagixisada ah ay sii wadayaan, inta ay ka sifaynayaan Deegaannada ay Gobolkaasi kaga dhuumaalaysanayaan.

Maalmihui ugu dambeeyay ciidamada xoogga daka ayaa waxa ay la wareegayeen degaanno horleh oo ay argagixisada ku dhibaateyn jirtay dadka rayidka ah, waxaana ay ciidamada weli ku howlanyihiin sidii guud ahaan gobolka Shabeelaha Dhexe looga cirib tiri lahaa maleeshiyada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka Soomaaliya oo daah furay mashruuc lagu kordhinayo Isbitaalka Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kulan qadka taleefanka ah la yeeshay  dhigiisa dalka Pakistan.

Next Post
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kulan qadka taleefanka ah la yeeshay  dhigiisa dalka Pakistan.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kulan qadka taleefanka ah la yeeshay  dhigiisa dalka Pakistan.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In