Wednesday, November 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kulan qadka taleefanka ah la yeeshay ย dhigiisa dalka Pakistan.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kulan qadka taleefanka ah la yeeshay ย dhigiisa dalka Pakistan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlaamka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa dalka Pakistaan Sadiq Sanjrani waxa ayna ka wada hadleen xiriirka iyo iskaashiga labada dhinac.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Pakistan Sadiq Sanjrani ayaa casuumad rasmi ah oo ku tagayo dalka Pakistaan u fidiyey dhigiisa dalka Soomaaliya Cabdi Xaashi si loo xoojiyo xiriirka ka dhaxeeyo labada baalamaan ee Soomaaliya iyo Pakistan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

November 24, 2026
Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

November 24, 2026

Dhanka kale Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa aqbalay casuumaada uga timid dhigiisa dalka Pakistan waxa uuna si diiran usoo dhaweeyey casuumad loo fidiyey , asaga oo xusay muhiimada ay leedahay xoojinta xiriirka labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Pakistan.

Kulankaan qadka taleefanka ah ee u dhaxeeyay labadaan masโ€™uul ayaa daba socday kulan dhinacyo badan taabanayay oo malinnimadii jimcaha ahaydย  ku dhaxmaray magaalada islamabad ee caasimada dalka pakistan danjiraha Soomaaliya ee dalka Pakistan Khadiija Maxamed Al-maqzuumi iyo gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Pakistan Sadiq Sanjrani.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo horjoogayaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha dhexe+Sawirro

Next Post
Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha dhexe+Sawirro

Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha dhexe+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐Š

November 24, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo...

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

Hayโ€™adda SoDMA oo Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah

November 24, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa xarunteeda dhexe ee Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saaray qiimeynta...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐œ๐š๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ฒ๐š๐a

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In