Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Baarlamaanka Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wafdi ka socda Baarlamaanka Dalka Kenya Kaas oo Shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho kaa oo Xalay ku Hoyday Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa Gudigaan ka socday Baarlamaanka Dalka Kenya Dhowr arimood oo ay ka mid tahay Xiriirka labada Baarlamaan iyo balaarinta Xiriirka Gudiyada Baarlamaanada Arimaha amniga Darisnimada iyo arimo kale .

Related posts

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo markii uu soo idlaaday kulankoodu Saxafada la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ay ka wada hadleen sidii wada Hadal joogto ah ay u wada yeelan lahaayeen waxaana uu Mahad Naq u jeediyay Xildhibaanada Soomaalida ah Ee ku jira Baarlamaanka Dalka Kenya.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu Xusay in Wafdigaan ka socda Baarlamaanka Kenya ay Maalinta barito ah is arki doonaan Gudiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka ayna ka wada hadli doonaan arimo kale isagoo Balan qaaday in Gudoonka Baarlamaanka Somalia uu Gudi u diri doono Dalka Kenya sida iyaguba ay ugu soo direen.

Dhinaca kale Gudoomiye Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden Ee Somalia oo ay ka wada hadleen Cilaaqaadka labada Dowladood iyo Sidii Dowladda Sweden ay Gacan uga Geysan lahaayeen Sidii Baarlamaanka Somalia uu u Noqon lahaa Mid Tayo wanaagsan Howshiisana u guta si Hufan.

Previous Post

Raaligelin ku socota akhristayaasha radiomuqdisho.so

Next Post

Wufuud ka qaybgaleysa Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Gobolada Dhexe oo ku qul qulaysa Galgaduud

Next Post
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay

Wufuud ka qaybgaleysa Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Gobolada Dhexe oo ku qul qulaysa Galgaduud

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
0

Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Xoojinta...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Somalia Congratulates Serbia on Statehood Day

February 16, 2026
0

The Federal Government of the Federal Republic of Somalia extends its warm congratulations to the Government and people of the...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

NCA Holds Consultation on Telecom Consumer Protection Regulation

February 16, 2026
0

The National Communications Authority (NCA) held a one-day stakeholder consultation to review and gather feedback on the draft Telecom Consumer...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Serbia munaasabadda Maalinta Qaranimada ee ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In