Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha degmada Kaxda oo dalbaday in gargaar lala soo gaaro barakacayaal ku sugan degmadiisa+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha degmada Kaxda oo dalbaday in gargaar lala soo gaaro barakacayaal ku sugan degmadiisa+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa kormeeray xerooyin ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah isagoo u kuurgalay xaaladooda nololeed.

Qooysaskaan oo  ka kooban 35 kun o qoys kana soo barakacay qeybo ka mid ah gobollada dalka iyo xerooyinka Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa waxaa Haysta   dhibaabooyin la xiriira dhanacyada  caafimaadka Waxbarashada,  hooy La’aan iyo  biya la’aan.  Kuwaasoo ku nool  Guryo ka samaysan   Baco iyo Cooshado, islamarkaana an gabbaad iga noqon karin milicda, dhibicda roobka iyo dhaxanta habeenkii.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026

Ma Jirto Wax Gargaar ah  oo La Soo Gaarsiiyay barkacayaashaan   Marka Laga Reebo  Deeq hilib Udxiyo ah oo ay wasaaradda arrimaha gudaha soo gaarsiisay danyartaasi.

Gudoomiyaha Degamada Kaxda   ee gobolka Banaadir   Maxamad Ismaaciil  Cabdulaahi ayaa kormiirkiisa kaddib ka dalbaday Dawlada  Soomaaliya   iyo Hay’ada Deeqaha  Bixiya inay gaar gaar  Bini’aadanimo  soo Gaarsiiyaan  qooysaskaan,   isagoo Intaa Ku daray  in Noloshoodu ay aad u hoosayso  ayna La  Daalaa dhacayaan  Dhibaatooyin Kala Duwan oo Dhanka Nolosha ah.

Degmooyinka Kaxda iyo Dayniile ayaa Martigaliyay Qoxootigii ugu Badnaa   sida lagu sheegay  Warbixin   ay soo saartay  dhawaan  Qaramada Midoobay kuwaas oo iyagu  kasoo  barakacay qeybo ka mid ah Gobolada dalka sandkii 2015 sababo la xiriira adeeg yari iyo xadgudyo dhanka xuquuqul’ insaanka ah  waxayna tiradooda kor u dhaafaysaa 120 kun oo qof.

vlcsnap-2016-09-18-14h58m13s212 vlcsnap-2016-09-18-14h58m43s367 vlcsnap-2016-09-18-14h59m12s922 vlcsnap-2016-09-18-15h00m26s071 vlcsnap-2016-09-18-15h01m00s563 vlcsnap-2016-09-18-15h02m23s530 vlcsnap-2016-09-18-15h06m06s495 vlcsnap-2016-09-18-15h06m29s735

Previous Post

Dacwad la xiriirta soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Berrito ka bilaabaneysa Hague:- Qormo Kooban

Next Post

R.W Cumar “Gen Goobaale wuxuu ahaa shaqsi u adeegayay Qaranka, Kuna baxay gacanta Cadowga”

Next Post
R.W Cumar “Gen Goobaale wuxuu ahaa shaqsi u adeegayay Qaranka, Kuna baxay gacanta Cadowga”

R.W Cumar “Gen Goobaale wuxuu ahaa shaqsi u adeegayay Qaranka, Kuna baxay gacanta Cadowga”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In