Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha G/Hiiraan oo kormeeray xarumo lagu daweeyo dadka uu soo ritay cudurka shibanbiyoodka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha G/Hiiraan oo kormeeray xarumo lagu daweeyo dadka uu soo ritay cudurka shibanbiyoodka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudomiyaha maamulka gobolka Hiiraan  Cali Jeyte Cismaan oo uu wehliyo sarkaal ka socday hay’adda UNICEF ayaa kormeeray goobo  caafimaad oo lagu daweynayo dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka  ee magalada Beledweyne.

Kormerkaasi ayaa markii uu soo gabagaboobay waxa warbahinta  si wada jir ah ula hadlay gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte  iyo  Join Marsheel oo ka socday hay ada UNHCR kuwaas oo ka hadlay cudurka shuban biyoodka ee dilaacay gobolkaasi.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

“Waxaan u malaynayaa in wali xiriir wanaagsan uu naga dhaxeeyo madaxda gobolka Hiiraan UNICEF na waxa ay taageero weyn siisaa Soomaaliya ilaa hadda,  haddi ay ahaan lahayd dhinaca cunada iyo ka hortaga  xanuunada sidaa darted booqashadeena maanta magaalda Baladweyn waxa ay tahay inaan caawino dadka uu soo ritay daacuun caloolaha ee ku nool gobolkani Hiiraan”  ayuu yiri Join Marsheel.

“Waxaan marka hore soo dhaweynahaa Mr Join  waxaan halkan uga shegaya dadka  ka ganacsada biyaha in ay taxadar weyn sameyaan  oo ay biyaha waqtigi loogu tala galay keyd ahaadaan  sidoo kale waan la xisaabtami doonaa  dad ganacsatada ah.” sidaasi waxaa yiri gudoomiyaha gobolka Hiiraan.

Cudurka shuban biyoodka ayaa dhawan ka bilowday magalada Beledweyn iyo degaanada ku dhow dhow  iyadona in ka badan 100 ruux uu soo ritay  maalmihii la soo dhafay  inkasto tira aan la cayimin aya  cudurkan u geriyoodeen.

.

Previous Post

Puntland oo soo gabgabeysay doorashadi xubnaha aqalka hoose

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo Munaasabad sagootin ah u sameeyay xildhibaannada labada Aqal+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo Munaasabad sagootin ah u sameeyay xildhibaannada labada Aqal+Sawirro

Madaxweynaha Jubbaland oo Munaasabad sagootin ah u sameeyay xildhibaannada labada Aqal+Sawirro

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In