Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Masjid laga dhisayo aqalka dowladda hoose+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Masjid laga dhisayo aqalka dowladda hoose+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale “Madaale” ayaa maantay dhagax dhigay masaajid Loo dhisayo Áqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay In uu Yahay dhagax dhigii shanaad intii Lagu jiray Bishan waxayna Ka mid tahay ayuunyiri hormarka ay magaaladu ku tilaabsanayso.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

sidoo Kale Gudoomiye madaale ayaa Ka warbixiyey Xaaladda Guud ee Magaaladda Muqdisho gaar ahaan dhinacyada amaanka iyo Nadaafada wuxuna sheegay in horumaro  fiican Laga gaaray bilic soo celinta caasimadda.

Ugu Dambentii duqa caasimadda ayaa u Mahadceliyey Hey.adda ZAMZAM oo dhiseysa Masaajidkan, oo ay inta badan ku cibaadeeysan doonaan  shaqaalaha dowladda hoose.

1d10aa4c-80a3-455d-a822-4086386b5dde 8736efe4-1d91-485b-b6da-8a1cc9cb153f 8367170d-c8a1-4a20-baf4-38c81f8fb5c6 91006665-d4a2-4384-b70a-3648a1fd5771 d35b391b-eb42-481d-a489-a7ba93b66957 e56fa2db-1154-47fb-9cb4-3685d97aa69a

Previous Post

Baarlamaanka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka ka hortagga lacag dhaqidda

Next Post

Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In