Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga ka jaray Maxkamada degmadda Xamarweyne.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga ka jaray Maxkamada degmadda Xamarweyne.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhismaha Cusub ee Maxakamada Degmada Xamar Weyne ayaa waxaa xariga ka jaray Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo Gudoomiyaha Racfaanka Gobalka Banaadir iyadoo goobta ay goob joog ka ahaayen masuuliyiin Saraakiil Ciidan iyo qaar kamid ah Bulshada reer Xamar Weyne.

xarig jarka kadib ayaa masuuliyiinta waxey kormeer ku sameeyen xafiisyada kala duwan oo ay maxkamada ku shaqeyn doonto iyagoo ku bogaadiyay howl wadeenada maxkamada in ay bulshada ka haqab tiraan baahida Garsoorka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne Saciid Cabdiqaadir Saciid oo warbaahinta la hadlay ayaa ka dalbaday madaxda Maxkamada Xamar weyne in ay wax ka qabtaan is qab qabsiga arimaha dhulalka la xariira ee Degmada.

Gudoomiyaha Maxkamada  Racfaan  Gobalka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe waxa uu ka hadlay ahmiyada ay lee dahay Garsoorka,,

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo furay Maxkamada ayaa kula dardaarmay madaxda iyo howl wadeenada Maxkamada Degmada Xamar weyne in ay xooga saaran Cadaalada.

Previous Post

Hambalyo Ku socoto Eng Yariisow oo loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta.

Next Post

Qunsulka guud ee Cadan oo wargelin u heysa jaaliyadda iyo qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen

Next Post
Qunsulka guud ee Cadan oo wargelin u heysa jaaliyadda iyo qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen

Qunsulka guud ee Cadan oo wargelin u heysa jaaliyadda iyo qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In