Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Ismaaciil Axmed ismaaciil.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Ismaaciil Axmed ismaaciil.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Tiliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed marxuum Ismaaciil Axmed Ismaaciil.

Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa Sheegay in Ismaaciil Axmed Ismaaciil uu ahaa Aas Aasihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Dhisayna Ciidankaas Tayadiisa iyo Cudadiisa .
Ismaaciil Axmed ismaaciil Waxaa la dhihi Karaa Aabihii Ciidanka Asluubta ayuu yiri Gudoomiye Cabdi Xaashi Cabdulaahi.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026

Ugu Danbayn Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Cabdulaahi Cabdulaahi ayaa uga tacsiyeeyay Qoyska iyo ehelada iyo Umadda Soomaaliyeed geerida Marxuum Ismaaciil Axmed Ismaaciil wuxuu Rabi uga baryay inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo .
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Previous Post

Taliyaha ciidanka dhulka XD oo kormeeray taliska Gor-gor

Next Post

14 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Indonesia

Next Post
14 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Indonesia

14 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Indonesia

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

Shir-madaxeedkii dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Shir Madaxeedkii gaarka ahaa ee dalalka ciidamada ku taageera hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), oo ka qabsoomay magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerar lagu qaaday deked ku taalla Masar

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee...

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

Soomaaliya oo shir heer caalami ah kaga qayb gashay dalka Libya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LIBYA):-Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Maxamed Haaruun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In