Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare oo xukumadda ku booriyay in la hirgaliyo Shan Xarumood oo muhiim ah

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare oo xukumadda ku booriyay in la hirgaliyo Shan Xarumood oo muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Cabdi  Xaashi Cabdulaahi ayaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya  u soo jeediyay in ay ku dadaasho hirgalinta Xarumaha Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanka , Akadeemiyad Goboleedka AGAH, Golaha murtida iyo Madadaalada ,Maktabada iyo Laybareegiga oo muhiim u ah dowladda.

Xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada waa muhiin in dib u habeyn lagu sameeyo sababtoo ah waa isku xeraha dowladda iyo Shacabka, waxaana loo baahan yahay inloo istaago dib u dhiskoda iyo qalabeeyntooda  si logu adeegsado shaqooyinkii muhiimka ahaa ee loga talagalay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Gudoomiye  Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa hadalka ka jeediyay munaasibadii lagu qabtay xarunta Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta oo lagu maamusayay Afka hooyo.

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiga oo soo dhaweeyay diblomaasiyiin Soomaali ah oo Turkiga tababar u jooga +Sawirro

Next Post

Wasiirka Difaaca XFS oo tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Wasiirka Difaaca XFS oo tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya+Sawirro

Wasiirka Difaaca XFS oo tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In