Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada xamar jabjab oo kormeeray qaar kamid ah barakacayaasha degmada ku nool

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada xamar jabjab oo kormeeray qaar kamid ah barakacayaasha degmada ku nool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane   cali cabduqaadir   faarax  karaamo  ayaa  waxaa    uu booqday  kaamka  joobano oo ah mid ugu weeyn degmada   halkaasi oo ay ku nool  154 qooys oo barakacayaal ah kuwaasi oo xiligaan  ubaahan  in loo gurmado .

Roobabkii guga ee da’ay  ayaa saamayn ku yeeshay noloshooda  maadaama ay unugulyihiin  qabawga   iyo dhibicda roobka  oo aysan haysan  meel ay  Gabaad ka dhigtaan

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshda  degmada xamar  jabjab  ayaa  mid mid uwaraysay   qooysaska xaalada ay ku noolyihiin  isagoo baaq ujeediyay Dawlada  iyo hay’adaha kana codsaday in la caawiyo

kormeer  Gudoomiye ku xigeen ayaa ku soo aadaya xili lagu   guda  galay roobabkii  guga.

Previous Post

R/wasaare Khayre oo shir guddoomin doona Shirka arrimaha Soomaaliya ee Brussels

Next Post

Hogaamiyaha Xisbullaah oo Boqor Maxamed Bin Salmaan ku eedeeyay in uu maal galiyo dagaalo ka dhan ah Caalamka Islaamka

Next Post
Hogaamiyaha Xisbullaah  oo Boqor Maxamed Bin Salmaan ku eedeeyay  in uu maal galiyo dagaalo ka dhan ah Caalamka Islaamka

Hogaamiyaha Xisbullaah oo Boqor Maxamed Bin Salmaan ku eedeeyay in uu maal galiyo dagaalo ka dhan ah Caalamka Islaamka

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In