Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhalinyarada gobolku yeesheeen{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhalinyarada gobolku yeesheeen{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankaan oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana uu ujeedkiisu ahaa sidii ay wada shaqeyn dhaw u yeelan lahaayeen Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo Hay.adaha ka shaqeeya Hormarinta Dhalinyarada waxaana ka qaybgalay Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Banaadir Mudane Iimaan Nuur Iikar iyo Mas,uuliyiin kale.

kulankaas oo ahaa kii ugu horeeyay Ee Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir uu la yeesho Hay.adaha qabailsan Hormarinta Dhalinta ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir Cabdi Kaafi Maxamuud Makaraan oo sheegay in Muhiimada kulanka ay tahay is barasho iyo sidi ay si dhaw u wada shaqeyn lahaayeen Hay,adahaas iyo Ururka si dhalinyarada Hormarkooda looga shaqeeyo.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

“Runtii Muhiimad weyn ayay noo tahay in kulankaan oo ah kii ugu horeeyay ee aan iskugu imaano urur ahaan iyo hay,adaha qaabilsan dhalinyarada ee Caasimada ka jira waxaa muhiimadu tahay in aan marka hore kala warqaadano is barano waxaana rajeynayaa in wada shaqeyn buuxda ay na dhex mari doonto wax walbana ay fududaan doonaan markaas “ayuu yiri Makaraan.

Gudoomiye ku xigeeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca arimaha bulshada Mudane Iimaan Nuur Iikar oo ka hadlay kulanka wada tashiga ah ayaa waxaa uu la dar daarmay dhalinyarada ka qayb gashay kulankaas waxaana u sheegay in fursad weyn ay haystaan maanta loona baahan yahay in ay ka faa,iideestaan isagoo kula taliyya in ay isku tiirsanaadaan.

“waxaan idinkula dar daarmayaa maanta in aad ka faa,iideysataan fursada aad haystaan Dowladda federaalka ah waxay idinla diyaar tahay fursado istu xirnaada oo wada shaqeyn dhaw yeesha idinku ka hor inta aadnaan hay.adaha caalamiga ah u gudbin waan idinkula talinaa taas waxaad tihiin mustaqbalkii dalkaan barito in aad mideesnaataan waa waajib”ayuu yiri Mr Iikar.

_MG_9605 _MG_9606 _MG_9689 _MG_9737 _MG_9771 _MG_9778

 

Previous Post

Safiirka Turkiga oo Maanta khudbad u jeediyay ardayda jaamacadda SIMAD{SAWIRRO}

Next Post

bulshada ku dhaqan gobolada dhexe oo soo dhaweysay booqashada madaxweynaha ee gobolka Galgaduud

Next Post
Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb

bulshada ku dhaqan gobolada dhexe oo soo dhaweysay booqashada madaxweynaha ee gobolka Galgaduud

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In