Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo xariga jaray Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo xariga jaray Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo uu maamulka gobolka Banaadir uu xariga kaga jarayay Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qabanqaabiyay maamulka degmada Kaaraan waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, dadweyne aad u fara badan ee ka kala yimid Waaxyaha ay ka koobantahay degmada Kaaraan,qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan degmada kaasi taas oo lagu qabtay xarunta Waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir Axmed Xasan Yalaxow oo ka hadlay goobta ayaa sheegay dadka ku dhaqan degmada kaaran in ay diyaar u yihiin mar walba ka shaqeynta horumarka degmadooda isagoona tilmaamay dib u howlgelinta waaxda Wajeer ay qeyb weyn ka qaadan doonto horumarka degmada.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasada iyo Amniga mamulka gobolka Banaadir Maxamed Aadan Diiriye oo xariga ka jaray waaxda Wajeer ee degmada Kaaraan ayaa ku amaanay maamulka degmada iyo shacabka ku nool degmada sida wanaagsan ay ugu wada shaqeeyaan horumarka degmada isagoona tilmaamay in laga bilaabo xilligan ay furantahay Waaxda Wajeer ee degmada kaaraan ee goboka Banaadir.

Maamulak gobolka Banaadir ayaa maalmahan waday dadaalo uu ku doonayo in uu ku horumariyo degmoyinka gobolka Banaadir.

_MG_9952

_MG_9965

_MG_9968

_MG_9969

_MG_9973

_MG_9982

_MG_9984

_MG_9986

_MG_9993

IMG_9938

IMG_9957
W/D: Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

Boliiska gobolka Galgaduud oo sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan isbaarooyinka la dhigto wadooyinka gobolka

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In