Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo ka qeyb galay munaasabadda Xuska 20 guuradii dib u yagleelida Dowladnimada Soomaaliya”Sawirro”.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo ka qeyb galay munaasabadda Xuska 20 guuradii dib u yagleelida Dowladnimada Soomaaliya”Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Guddoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey iyo qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliy ayaa Caawa ka qeeyb galay munaasabadda Xuska 20 guurada dib u yagleelida Dowladnimada Soomaaliya magaalada Carta ee Dijbouti sanadkii 2000.

Guddoomiye Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa hadal kooban ka jeediyay xaflada waxa uu ugu horeen u mahadcaliyay Madaxweynaha dalka aynu walalaha nahay ee Dijbouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo shacabka dowalada Dijbouti oo uu sheegay in ay si weyn ugu qeeb qaateen dib u u yagleelida dowladnimada Soomaliya Shacabka Soomaliyeedna aysan marnaba iloowi doonin abaalka ay ugu galleen walalahooda Dijbouti

Ugu danbeeyntii guddoomiyaha ayaa umahadceliyay qabanqaabiyaasha xaflada oo ay ugu horeyaan Wasiirka Wasaarada Warfaafitnta dhaqanka iyo dalxiisaka mudane Maxamed Cabdi Xayyir Maareeye iyo Wasiirka Wasaarada dhalanyarada iyo ciyaaraha marwo Khadiijo Maxamed Diiriye iyo guud ahaan inta ka soo qeeb gashay Xuska 20 guurada Dib u yagleelida Dowladnimada Soomaaliya Degmada Carta Dijbouti ee Sanadkii 2000.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka jawaabtay eedeyn loo soo jeediyey.

Next Post
Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka jawaabtay eedeyn loo soo jeediyey.

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo ka jawaabtay eedeyn loo soo jeediyey.

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In