Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka oo Nairobi Tababar ugu Soo Xiray Gudiga Maaliyada”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye Ku-Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka oo Nairobi Tababar ugu Soo Xiray Gudiga Maaliyada”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiya ku xigeenka Koowaad ee golaha baarlamanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Nairobi tababar mudo todobo maalmood ah socday ugu soo xiray gudiga baarlamaanka u qaabilsan maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka xukuumada.

Tababarkan oo ay fududeysay hayโ€™adda qaramada midoobay u qaabilsan horumarinta barnaamiyada ee UNDP ayaa waxa uu ku saabsanaa dib u eegista hindise sharciyeedka la dagaalanka been xalaaleysashada lacagaha iyo ka hortagga maal galinta kooxaha ย argagixisada ah.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Gudoomiyaha gudiga baarlamaanka u qaabilsan maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka xildhibaan Samaan Maxamed Shiikh Daahir ayaa sheegay in mudada todobada maalmood ah ay gudigu qaateen qaateen duruus ku saabsan sharciga la dagaalanka been xalaaleysashada lacagaha iyo maali galinta argagixisada.

โ€œSharcigaas waa sharci ku cusub dalkeena,waxana ay xildhibaanadu galiyeen dadaal badan,waxaan imaanay anagoo fikir ka haysan sharcigan,laakin hada gudigu waxa ay heleen fahan fiican oo ku aadan waxa uu yahay sharciganโ€Ayuu yiri gudoomiyaha gudiga Xildhibaan Samaan Maxamed Shiikh Daahir.

Sidoo kale Qaar ka mid ah xildhibanada Gudiga baaramaanka u qaabilsan Maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka xukuumada ayaa sheegay in ay wax badan ka faaโ€™ideen ka fahmeen hindise sharciyeedkan mudadii todobada maalmood ahayd oo uu tababarkan socday.

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha baarlamanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar oo tababarka soo xiray ayaa waxa uu balanqaaday in marka uu furmo kalfadhig 7-aad ee Baarlamanka ay muhimad gaar ah siin doonaan hindise sharciyeedkan si uu u meel mariyo Baarlamaanka.

Gudoomiye Jeylaani ayaa u sheegay in gudiga maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka xukuumada in ay hor taalo howl culus oo ay ka mid tahay xisaab xirka sanadkii 2014 iyo dajinta miisaaniyadda sanadkan 2016.

Hindise sharciyeedkan la dagaalanka been xalaaleysashada lacagaha iyo maal galinta argagixisada ayaa waxa uu ka mid yahay dhowr hindiso sharciyeed oo la filayo in baarlamaanka Soomaaliya uu meel mariyo marka uu bisha soo socota furmo kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka.

1 2 3 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22

Sawir qaade:-C/qaadir Cali Xuseen (Koronto)

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Taliyaha booliska oo saraakiil ciidan u furay siminaar

Next Post

Dhagayso Warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhagayso Warka subax ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In