Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka oo lagu soo Dhaweeyay Gaalkacyo “SAWORO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka oo lagu soo Dhaweeyay  Gaalkacyo “SAWORO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha baarlamanka fadaraalka Soomaaliyeed mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee magaalada Galkacyo waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamaankja Dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee Puntland iyo qaar ka mida waxgaradka gobalka mudug

Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo dhaweeyn kadib ka warbixiyay ujeedka socdaalka uu ku tagay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka mudug waxaana uu sheegay in ujeedka safarkiisu uu yahay mid la xariira sidii uu ugu kuurgali lahaa xaalada dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii nafti halignimada aheeyd ee dhawaan ka dhacay magaalada galkacyo waxa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay in puntland iyo dowlada fadaraalka soomaaliyeed iyo guud haan umadda soomaaliyeed laga rabo ineey iska kaashadsaan sidii laysaga qaban lahaa kooxaha nabadiidka oo
uu tilmaamay in aysan ogaleeyn nabadda iyo horumarka ummada soomaaliyeed

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Socdaalka uu ku tagay Magaalada Galkacyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa kusoo beegmaya xilli isbitaalada magaalada Galkacyo lagula tacaalayo qaar ka mida dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii lala beegtay xarunta dowlada hoose ee dagmada Galkacyo ee Puntland iyo Suuqa xero Dayax eek u yaala agagaarka xarunta Dowlada hoose ee Galkacyo Puntlanad.

thumbnail_1 (4) thumbnail_1 (2) thumbnail_1 (8) thumbnail_1 (4)

W/D=Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (C/risaaq Galkacyo)

Previous Post

Faah-Faahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa Weerarka Banaadir Beach

Next Post

Ciidanka Amaanka oo Noolasha ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyadii weerartay Maqaayadda

Next Post
Ciidanka Amaanka oo Noolasha ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyadii weerartay  Maqaayadda

Ciidanka Amaanka oo Noolasha ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyadii weerartay Maqaayadda

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In