Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Guulaha Ciyaaraha Soomaaliya Oo Sii Kordhaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Guulaha Ciyaaraha Soomaaliya Oo Sii Kordhaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guulaha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ah kuwa isbadal wanaagsan uu ku yimid sanadkaan 2018

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Xulka qaranka 17-Jirada Soomaaliya oo bilow u ahaa guulaha Ciyaaraha Soomaaliya ayaa tartankii Cecafa ee sanadkaan lagu soo gaba gabeeyay Burundi ayaa ah mid wacdaro ay ka soo dhigeen xulka da’a yarta soomaaliya kadib markii  Kulamadii Group-ka ay ka kala adkaaden Kooxaha Ethiopia Kenya iyo halka Burundi 0-0 ay la galeen oo dalkooda lagu marti gelinayay,

Wareegi xigay ayeey qaarijiyeen dalka Uganda oo koobka haystay sanadkii ugu danbeyay-na ku guuleystay dabadeedna waxay Ciyareen Kulankii kama danbeysta oo ay la yeeshen xulka Tanzania balse 2 gool oo looga hiiliyay ayeey wiilasha dalkeena tartankii looga qaaday taasi ayaana ah guulo wax ku ool ah oo dhalinyarada ay soo hooyen.

2-dii Bishaan Kooxda Banaadir ayaa ka safartay Muqdisho ayadoo ku sii jeeda dalka Jabouti halkaasi oo ay qayb gashay Tartanka kooxaha Jamacada Carabta isreeb-reebkiisa kulankii ugu horeyay oo ay la Ciyaartay kooxda ka dhisan horyaalka Jabouti ayeey Banaadir waxay ahayd koox dhankasta ka wanaagsan hase yeeshe kaarka Cas oo loo taagay kabtanka labaad ee kooxda Banaadir ayaa sabab u noqday in barbaro 2-2 ah gasho hase yeeshe kulanki labaad oo ay la ciyaartay kooxda ka dhisan Jasiirada Comoros ayeey kooxda Banaadir waxay ku garaacday 3-2 oo ay guusha ku raacday kooxda mataleysay dalkeena Soomaaliya, Qaybtii hore oo lagu kala nastay 1-0 ayaa Banaadir Sc waxay ahayd mid dhankasta kaga fiican Kooxda Ngazi hase yeeshe dadaal fara badan kadib ayeey Ciyaartii ku soo idlaatay 3-2 oo ay guusha ku raacday kooxda Banaadir.

Sadex gool ee kooxda Banaadir hal gool waxaa saxiixay Khaliif oo qadka dhexe ugu Ciyaara Banaadir labada kalena waxaa kooxda Banaadir u saxiixay Eenow oo ah xidig aanan laga Celin Karin shabaqa waana goolkii sadexaad uu saxiixo 2 kulan uu Ciyaaray Isreeb-reebka tartanka.

 

Previous Post

Wasirka Caddaladda Soomaaliya oo Sweden uga qeyb galay shir calami ah “SAWIRRO”

Next Post

Duqa Muqdisho oo Ciidamadda Xasillinta kula dar-daarmay dar-dargelinta Sugidda Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo Ciidamadda Xasillinta kula dar-daarmay dar-dargelinta Sugidda Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo Ciidamadda Xasillinta kula dar-daarmay dar-dargelinta Sugidda Amniga Caasimadda "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In