Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay dhammaan hay’adaha dowladda in iyagoo raacaya talooyinkii horay loo siiyay ay saxaan khaladaadkii lagu soo bandhigay warbixinta baarista u hoggaansanaanta sharciga ee lasii daayay sanadkii tegay ee 2022-kii.
Hoos ka akhriso khaladaadka iyo talabixintii khusaysay ee xafiiska Hantidhowrku uu horay u soo saaray: