Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Guud ee QM oo booqday Xeryaha barakacayaasha ee magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Guud ee QM oo booqday Xeryaha barakacayaasha ee magaalada Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa booqday Xeryaha dadka soo Barakacay ee magaalada Baydhabo.

Safar gaaban oo uu Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ku tegay magaalada Baydhabo  ayaa u jeedka Socdaalkiisa aya la xiriirtay u kuurgeliddda xaaladaha Beni’aadannimo ee ka jirta xeryaha barakacayaasha.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Kormeerka kadib Guddoomiyaha degmada Baydhabo mudane Cabdullaahi Cali Watiin ayaa sheegay in António Guterres uu booqday xeryaha dadka soo Barakacay.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo dhankiisa saxaafadda la hadlay ayaa tilmaamay in qoysaska uu la kulmay ay heysato xaalado nololeed, kuwaasi oo ay ka la’deen xoolihii ay dhaqanayeen iyo beerihii ay tacbanayeen abaaraha jirta awgeed, balse ay ku dadaali doonaan sidii gurmad loo gaarsiin lahaa.

Mr António Guterres ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay horumar balaaran ka soo hooysay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta. Islamarkaana argagixisada Al-Shabaab laga xoreeyay degmooyinka fara badan.

Waa booqashadii 2aad ee uu Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ku yimaado Soomaaliya, isla markaana booqasho ku tega magaalada Baydhabo muddo haatan laga joogo lix sano.

Previous Post

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay burcad falal dhac ah geysaneysay

Next Post

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo soo saaray warqad ku socota Hay’adaha dowladda

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo soo saaray warqad ku socota Hay’adaha dowladda

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In