Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hantidhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar

Hantidhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar

Ali Ahmed by Ali Ahmed
1 year ago
in Wararka
0
Hantidhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa kulan la xiriiray xoojinta xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn laga yeesho arrimaha labada hay’adood la qaatay Madaxa Hay’adda Dhexe ee Hantidhowrka Masar 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐥-𝐅𝐚𝐢𝐬𝐚𝐥 𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟

Kulankaasi labada dhinac waxaa xuddun u ahaa helidda wada-shaqayn joogta ah, iyada oo la xoojinayo awoodda, xirafadda iyo aqoonta shaqaalaha ee hantidhowrista Soomaaliya iyo Masar.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Intii uu kulankaasi socday Mudane Axmed Ciise Guutaale waxa uu carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay ka faa’iideysiga waaya-aragnimada qotoda-dheer ee ay Masar u leedahay isla-xisaabtanka iyo ilaalinta maaliyadda dadweynaha.

Sidoo kale Mudane Mohamed Al-Faisal Yusuf ayaa isna is dul taagay sida ay Masar uga go’an tahay in ay Soomaliya la yeelato xiriir iskaashi oo waara, kaas oo ku qotoma xoojinta baarista maaliyadda dadweynaha iyo dowladnimada.

Kulankaasi waxa ay madaxda hey’adahaasi isku raaceen in si degdeg ah loo yagleelo qaab-dhismeed wada-shaqayneyd, kaas oo horseedaya kulamo kale oo diiradda lagu saarayo is-dhaafsiga khibradaha farsamo iyo horumarinta awoodaha aqooneyd ee labada hay’adood.

Kulankaasi waxa uu gogol-xaar u yahay  sahminta fursadaha iskaashi ee mustaqbalka, kaas oo gacan ka geysan doona mideynta dadaallada korjoogteynta, daah-furnaanta, isla xisaabtanka iyo dowladninada labada dal.

Previous Post

Golaha Wasiirrada oo ansixiyeen heshiisyo ay wada galeen Soomaaliya iyo Azerbaijan 

Next Post

Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC

Next Post
Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC

Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In