Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay wuxuu ku soo dhaweeyay qaraarkii Golaha Wasiirrada ee ku saabsanaa maareynta canshuuraha iyo dakhliga dowladda, kaas oo xoojinaya hufnaanta iyo isla xisaabtanka maaliyadeed.
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xeerka Habka Ciqaabta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana lagu ansixiyey wax ka beddelka Xeerka Habka Ciqaabta...